Godob Iyo Geeri

Le prix initial était : 19.47 €.Le prix actuel est : 5.84 €.

Waayahu waxay na barayaan in jiritaanka bulsho ay aasaas u tahay dhaqanka iyo hiddaha ay bulshadaasi xambaarsan tahay. Haddii uu yahay midkaasi mid ku wayn, ayna ilaalsanayaan, waxaa dhacda in raad iyo taariikh ay uga tagaan adduunkan, jiritaankoodana kaalin ka qaato. Haddiise ay lumiyaan shaki kama taagna waxa baaba’aya in uusan ahayn dhaqan iyo hiddaha bulshadaasi xambaarsanayd oo kaliya, ee uu yahay bulshada laftigeedii, oo marka ay labadaas lumiso, noqonaysa weel maran, ciddii dhaansata ama wax ku shubatana leedahay. Sheekadan Godob iyo Geeri waxa ay ka duuleysaa dareenka dhabta ah ee iman kara marka ay ummaddi ka tagto dhaqanka iyo…

Passer à la caisse
SKU: AYDVBHF2799577741388
Category:

Description

Waayahu waxay na barayaan in jiritaanka bulsho ay aasaas u tahay dhaqanka iyo hiddaha ay bulshadaasi xambaarsan tahay. Haddii uu yahay midkaasi mid ku wayn, ayna ilaalsanayaan, waxaa dhacda in raad iyo taariikh ay uga tagaan adduunkan, jiritaankoodana kaalin ka qaato. Haddiise ay lumiyaan shaki kama taagna waxa baaba’aya in uusan ahayn dhaqan iyo hiddaha bulshadaasi xambaarsanayd oo kaliya, ee uu yahay bulshada laftigeedii, oo marka ay labadaas lumiso, noqonaysa weel maran, ciddii dhaansata ama wax ku shubatana leedahay. Sheekadan Godob iyo Geeri waxa ay ka duuleysaa dareenka dhabta ah ee iman kara marka ay ummaddi ka tagto dhaqanka iyo hiddaha ay leeyihiin, ayagoo uu jiito damac ku salaysan xaqiraad iyo xaasidnimo, tanoo ilowsiisa macnaha dhabta ee nolosha salka u ah, taas oo ah caddaaladda iyo wadajirka bulsho xambaarsan dhaqan iyo hiddo ku saleysan labadaas. Godob iyo Geeri waxaa ku dhammaystiran oo ka helaysaa dabeecad walba oo bulsho meel ku wada nool laga helayay, sida geesiga, fulayga, bakhaylka, xaasidka, deeqsiga, wadaadka iyo caaqilba. Haddii aad rabtid in aad ogaatid noloshii qarni ka hor bulshadeena salka u ahayd iyo sida ay u maarayn jireen mushkiladaha soo foodsaara ayaga oo adeegsanaya dhaqankoodii ku dhisnaa garaadka iyo garashada, uga bogo buuggan. Walow sheekadani qarni ka hor ku asteysan tahay, haddana waa mid la jaanqaadi karta waqti walba, waana mid dhallinyaro iyo waayeelba qancin doonta.

Langue
so
Version
Broché
Nombre de pages
258

Personnes impliquées

Auteur principal

MUXYADIIN XUSEEN CIID

Editeur principal

CIID Publishing

Informations sur le fabricant

Nom du fabricant
Libri GmbH
Adresse électronique du fabricant
gpsr@libri.de
Informations sur le fabricant
Les autres informations du fabricant ne sont actuellement pas disponibles

Autres spécifications

Hauteur de l’emballage
17 mm
Largeur d’emballage
148 mm
Longueur d’emballage
210 mm
Poids de l’emballage
499 g

EAN

EAN
9781805170921

Sécurité des produits

Opérateur économique responsable dans l’UE

Afficher les données

Vous trouverez cet article :

Catégories
Disponibilité
Disponible à l’adresse suivante
Auteur
MUXYADIIN XUSEEN CIID

Produits similaires